QORMOOYINKA DUL-XIJA 3AAD Maqaalka qormadan oo noqon doona qormadii saddexaad ee aynu wadaagi doono maalmaha uu ALLE in camal la qabto ugu jecel yahay , camaladuna ugu kheyr badan yihiin ( TOBANKA DUL -XIJA!).
Qormadii hore waxaynu ku soo qaadanay muhiimada ay leedahay in ALLE dembi-dhaaf la weydiisto iyo sida aaanay…