Soomaali intee leeg baa isticmaasha Allada Internet ?

Allada internet ku waa shayga kaliya ee badalay nolasha dadka dhinac walaba aad ka eegtaba, haday noqoto sida loo ganacsi, sida wax loo barsto sida la iskula xidhiidho

SIdoo kale door laxaad ka qaatay la dagaalanka faqariga , shaqa abuurka

Waxa farxad mudan in somalia safka hore kaga jirto kortikaanka istimaalkiisa gaar ahaan marka la barar dhigaayo wadamada africa, waxaa suura gal in sanada 2022 ugu yaraan 20% bulshada ka mida way istimaalyan,

waxa xusid mudan in somalida maata inta internet istimasha ay facebook account wada leeyin.

Sawir kan hoos ku yaala waxa fahan guud kaasiiya isticmaalysha internet guud ahaan aduunka gaar ahaan africa iyo somalia

Welcome to a place where words matter. On Medium, smart voices and original ideas take center stage - with no ads in sight. Watch
Follow all the topics you care about, and we’ll deliver the best stories for you to your homepage and inbox. Explore
Get unlimited access to the best stories on Medium — and support writers while you’re at it. Just $5/month. Upgrade