Cumar Ibnu Cabdilcasiis iyo Yaxye Alqasaani sheekaddii dhax martay!
Assalamu Calaykum,
Eebbe ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariiisina Nabigeenna Muxammad ah Korkiisa Allaha yeelo.
Cumar ibnu Cabdilcasiis ayaa markuu boqorka ahaa magaalada Mawsil ee wadanka…