Cabdullahi JeyteDanaha Reer Galbeedka, Isbar-bardhigga Boosniya iyo Kuweyd ————Galabta ayaa aan jaal noqonnay buugga cinwaankiisu yahay 'Dhaxalwareeggii Baqdaad' buug taariikheed dagaal dhex maray Ciraaq iyo kuweyd…Jan 23Jan 23
Cabdullahi JeyteMunqidQoraaga buugga oo ah Imaamu Qasaali wuxuu ahaa nin xaq iyo xaqiiiqo ku hubaysan, cilmigana marinno badan iyo waddooyin waawaynba u qaaday…Jan 23Jan 23
Cabdullahi JeyteLabeenSi hufan ayuu reeryada u saaray, qobtalkii iyo labadii kabaalna ugu kala gadiyay yeel ka samaysan mayraxna ku wareejiyay qayl yar oo xoog…Nov 15, 2023Nov 15, 2023
Cabdullahi JeyteXagjirnimadu waa summad lid ku ah cadaaladda iyo dhexdhexaadnimada, waa in jidka saxdaa laga bayro…Mid kamida qeexitaanada la saaro xagjirnimada waxaa kamid ah kan la yiraahdo; qofka xagjirka in uusan aqoonsanayn ra'yiga qofka kasoo…Sep 4, 2023Sep 4, 2023
Cabdullahi JeyteInaga Afgarad Yay noo sameeya!Kala duwan maalmuhu saacaduhuna sidoo kale daqiiqaduhana kuma jiraan Ilbiriqsiyadana haba soo hadal qaadin. Wax waliba waxay isu badalaan…Feb 9, 2023Feb 9, 2023