Tawfiiq Farhan Tfc
Tawfiiq Farhan
Published in
1 min readMay 4, 2016

--

Soo Dhawoow, Waan ku faraxsanahay Booqashadaada.

Waxaan Mareegtan ugu tala galnay inaan ku soo bandhigno qoraalo ku saabsan Arimaha Bulshada, dhanka Caafimaadka,Deegaanka iyo Noloshaba, sidoo kale sheekooyinkaan ka sameeyno, Si aan u wacyi galino dhalinyarta in ay wax qoraan una muujiyaan dadnimadooda dhanka Naxariista dadka taagta daran iyo la macaamilka dadka danyarta ah, sidoo kale waxan ugu tala galnay inaan ku soo bandhigo buugaagtan Ka qornay nolosha, taariikhda, dhaqanka, tiknoolajiyada, jacaylka, siyaasada. iyo horumarka dal iyo Dadku U baahan yihiin.

Hadii aad jeceshahay inaad nagu soo biirto, ama aad fikir noo hayso, waxaan kugu soo dhaweynaynaa gacmo furan.

Halkan Nagala soo xidhiidh:

Line: +252 2 512702 Telesom

phone number: +252 63 4199390 Telesom

Ama Fariin nooga Tag Emailkan: Tawfiiqfarhan@gmail.com

--

--