Tawfiiq Farhan Tfc
Tawfiiq Farhan
Published in
1 min readMay 5, 2016

--

‪#‎XIDHIIDHKA‬.

°•○ Warqad madaw Oo wax ku qoran yihiin..hadaad istidhaah meel madaw ku akhri..kuma akhrin kartid ..ilaa aad iftiinka ula baxdo.
°•○ Xidhiidhka labada qof U dhexeeyana.. hadaanuu magac lahayn ..mugdi kama dhaco.

°•○ Mugdigaasi Waa Warqada Madaw, Meesha Madawna Waa #xidhiidhka Bilaa Magaca ah ee la iska wada socdoo,
iftiinkuna Waa Markaad Xidhiidhka Magac u Samayso, Markaa aad Akhrido-na Waa Markaad Garato Macnaha #Xidhiidhka.

--

--