Waa Qof Xanuunsanaaya Oo Ka Xun Nimcada Ilaahay Dadkiisa U Qaybinaayo Ama Siiyey , Qofka #Xaasidka Ahi Waxaa Uu Nacbeystaa Marka Uu Arko…
DANYARNIMADA. SAWIRKA NOLOSHA DADKA DANYARTA AH
Tawfiiq Farhan
DHALINYARNIMADA
(Shabaabnimo waa intaad Shan iyo Toban jir tahay)
Dhalinyaranimadu waa xiliga ugu Fiican ee qofka bini’aadamka ah soo mara, inkastoo la’isku khilaafsan yahay, da’da rasmiga ah ee dhalinyarnimada, inta badan, oo hadaad tidhaah dhalinyarnimadu waa da’da u dhaxaysa 15 jir ilaa 35 jir…
SAAXIIBTINIMADA?, SAAXIIBKA WANAAGSAN?, SAAXIIB WANAGSAN SIDE LOO NOOQDA?.
Sadexdaa Su’aalood Ee Kor Ku Xusan, Waxaynu ka dhex raadinaynaa Qormadeenan hoose.