Tagged in

Xikmado

Tawfiiq Farhan
Tawfiiq Farhan
Sheekooyin, Murti iyo Qormooyin Nolosha Ku saabsan, Waxaynu ku wadaagi Doona Bartaydan/Degalkan Tawfiiq Farhan
More information
Followers
78
Elsewhere
More, on Medium

‪#‎XIDHIIDHKA‬.

°•○ Warqad madaw Oo wax ku qoran yihiin..hadaad istidhaah meel madaw ku akhri..kuma akhrin kartid ..ilaa aad iftiinka ula baxdo.
°•○ Xidhiidhka labada qof U dhexeeyana.. hadaanuu magac lahayn ..mugdi kama dhaco.


Odhaah-dan Waxaad u isticmaali kartaa. ‪#‎Raali_Galinta‬ ‪#‎Qadarinta‬.‪#‎Xushmaynta‬. ‪#‎Furfurnaata‬ ‪#‎Dabacsanaant‬ ‪#‎Wakhtiga‬ Iwm.

❦ → Markaad Qofka U Furfurnaato, U Dabacsanaato, Waxaa Uu U Qaataa Inaad Tahay Qof Bilaa Camala

Laakiin Ma Oga Inaad Wakhti Aad Siinayso Naftaada Si Aad U Raali Galiso Isaga.


Odhaah-dan Waxaad u isticmaali kartaa. ‪#‎Raali_Galinta‬ ‪#‎Dadnimada‬‪#‎Cafiska‬ ‪#‎Dabeecada_Wanaagsan‬ iwm

• Inaad shaqsi raali galisaa waa xaqiiqada dhabta ah ee dadnimada. 
Dadnimada iyo dabeecada wanaagsanina waxay bixisaa raali galin — cafisbaana laga helaa.