Dulmigu waa fal cadaalad darro ah oo uu ku kaco qofku, una gaysto qof kale ama ka galo.
Si Aad U Garato Halka Ad Ku Socoto, Wax Ka Ogow Halka Ad Ka Timid.
TAARIIKH …………….TALO………………..iyo …………….TUSMO
ISDIIWAAN-GALINTA CODBIXIYAYAASHA IYO MUHIIMADA AY LEEDAHAY
Hordhac;
Qorshaha Nolosha
🔴 Maanta Haday Arbaca TahayShalay Salaasa Ayey AhaydDa’raadna Waxay ahayd Isniin.
Beri Waa Khamiis, Saa-dambe waa Jimce, Saa-kuuna waa Sabti.
□ Xushmada, Qadarinta, ixtiraamka, tixgalintu waa tiirarka dabeecada wanaagsan. Qofka inaad ixtiraamto, tixgaliso, xushmayso, waxaad ka heshaa, kalsooni, daacadnimo, jacayl iyo raali ahaansho.
Dadka Sadexbaa Lala Fadhiistaa1. Oog Ka Ciraw2. Uur Ka Ciraw3. Adin Ka Ciraw
• Oog Ka Ciraw: Waa Nin Weyn Oo Waayeel Ah, Wax Badana Ka Yaqaan Waayaha Uu Soo Maray.• Uur Ka Ciraw: Waa Nin Aqoon Yahan Ah, Cilmi Badana Yaqaan, Waxna Kugu Kordhin…
Waa Qof Xanuunsanaaya Oo Ka Xun Nimcada Ilaahay Dadkiisa U Qaybinaayo Ama Siiyey , Qofka #Xaasidka Ahi Waxaa Uu Nacbeystaa Marka Uu Arko…
#XIDHIIDHKA.
°•○ Warqad madaw Oo wax ku qoran yihiin..hadaad istidhaah meel madaw ku akhri..kuma akhrin kartid ..ilaa aad iftiinka ula baxdo.°•○ Xidhiidhka labada qof U dhexeeyana.. hadaanuu magac lahayn ..mugdi kama dhaco.
Odhaah-dan Waxaad u isticmaali kartaa. #Raali_Galinta #Qadarinta.#Xushmaynta. #Furfurnaata #Dabacsanaant #Wakhtiga Iwm.
❦ → Markaad Qofka U Furfurnaato, U Dabacsanaato, Waxaa Uu U Qaataa Inaad Tahay Qof Bilaa Camala
Laakiin Ma Oga Inaad Wakhti Aad Siinayso Naftaada Si Aad U Raali Galiso Isaga.
Odhaah-dan Waxaad u isticmaali kartaa. #Raali_Galinta #Dadnimada#Cafiska #Dabeecada_Wanaagsan iwm
• Inaad shaqsi raali galisaa waa xaqiiqada dhabta ah ee dadnimada. Dadnimada iyo dabeecada wanaagsanina waxay bixisaa raali galin — cafisbaana laga helaa.